Waxaa maanta Magaalada Baydhabo lagu soo xiray Aqoon-is-weydaarsi ay ka qaybgalayaan daneeyayaasha, kaas oo dib loogu eegayo, xoojinta, laguna dhammaystirayo Siyaasadda Ilaalinta Carruurta, si loo ansixiyo.Baydhabo-
October/31/10/2026. Wasiir Ku-xigeenada Wasaaradaha Cadaaladda iyo Garsoorka Gaadiidka iyo duulista hawada Dowlada Koonfur Galbeed, Xildhibaan Cabdi Cabdow Cabdullaahi iyo Agaasimaha […]









