Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Mudane Madiina Ahmed Nor iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay Madasha Caalamiga ah ee Ganacsiga iyo Hal-abuurka (Global Somali Entrepreneurship Forum – GSEF 2026), oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.Madashan ayaa isu keentay hoggaamiyeyaal, ganacsato, maalgashadayaal iyo hay’ado taageera horumarinta ganacsiga, haweenka si loo xoojiyo hal-abuurka ganacsiyeed, maalgelinta, iskaashiga ganacsiga iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliyeed.Wixii faah-faahin ah, kala xiriir Xafiiska Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda, ama kala soco bogagga rasmiga ah ee Wasaaraddu ku leedahay baraha bulshada:🌐 Website: Www/Mwhrd.sw.so📧 Email: media@mwhrd.sw.so𝕏 X: https://x.com/mowfahrd📘 Facebook: www.Facebook.com/MWHRD_SW















