Eid Mubarak

Eid Mubarak.Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Hon Nasra Aweis Abkow ayaa hambalyo ku aadan munaasanada Ciidul Fidriga u dirtay dhamaan Muslamiinta meel kasto ay dunida ka joogaan gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.Wasiir Nasra Aweys ayaa tiri” ciid wanaagsan dhamaan muslamiinta maanta waa maalinta koowaad ee ciida waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa Haweenka’ caruurta iyo dadka baahiyahq gaarka qaba waxaan leeyahay Hambalyo farxadeed ku ciida alle naga wada aqbalo cibaadaneenna waxaana ugu baaqayaa dadka wax haysta inay ka farxiyaan caruurta’ haweenka iyo dadka danta yar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *