Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, awgeedda Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa Hambalyo ku Bisha Ramadaan u diray dhammaan Ummada Muslimiinta ah, Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Koonfur Galbeed,

Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, awgeedda Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa Hambalyo ku Bisha Ramadaan u diray dhammaan Ummada Muslimiinta ah, Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Koonfur Galbeed, Waxaan alle ka baryayaa inuu inaga dhigo Kuwii ka faa’iidaysta fadliga Bishan ay leedahay.

Bishaan oo ah bil barakaysan waxaan ugu baaqayaa Dadka İnay is cafiyaan oo ay isu kaalmeyaan, dadkeena liita loo gar gaaro si Alle inoogu Gargaaro

Ramadaan Mubaarak

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *