WASIIRKA WASAARADDA HAWEENKA KOONFUR GALBEED OO KA QEYBGASHAY SHIR LOOGU HADLAAYEY SOO BANDHIGISTA BAAHIYAHA HEER BULSHO EE MASHRUUCA (BRICSIII)

Baydhabo: October/01/10/204 Wasiirka Wasaarada Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Hon Nasra Aweis Abkow ayaa ka qeybgashay shir loogu hadlayey Mashruuca (BRICSIII)

Shirkan oo ahaa mid wadatashi ah waxaa lagu soo bandhigay warbixin hordhac ah taasi oo looga arinsanaayo Ansixinta Soo Bandhigista Qorshe howleed laga soo aruuriyey baahiyaha heer Bulsho ee mashruuca (BRICSIII).

Wasiir Nasrta ayaa kulanka ka sheegtay in muhiim ay tahay in la dardargeliyo adeegyadda bulshada lana adkeeyo si ay u dhameystirmaan baahiyaha bulshadeenna.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *