Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Koonfur Galbeed, Marwo Shamso Maxamed Yarow, ayaa maanta ka qeyb gashay kulanka Golaha Wakiilada oo looga doodey Akhrinta 2-aad ee Xeerka Mamnuucidda Gudniinka Fircooniga.
Wasiiradda Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Koonfur Galbeed, Marwo Shamso Maxamed Yarow, ayaa Maanta Baarmanka horgeysay Xeerka Mamnuucidda Gudniinka fircooniga Kaasi oo ay soo diyaarisey Wasaaradda .
MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEED OO SHIR GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADDA KOONFUR GALBEED OO LAGU ANSAXIYEY HINDISE SHARCIYEEDKA XUQUUQDA NAAFADA