Wafdiga wasiiradda oo ay qeybka ahayeen Hay’addo iyo masuuliyiin kale ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Degmada ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Degmada iyo masuuliyiin kale. Ujeedada wafdiga wasiirada ahaa sidii loogu kuurgali lahaa xaaladaha dadkii ay saameeyen Fataxaadihii waxayna indho indheyn ku sameeyeen goobaha ay degan yihiin dadka barakacyaasha iyo xaruumo kale oo muhiim ah.