Baydhabo: Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska & Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Ibraahim Maxamed, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayay Horumarinta Qorshaha Istaraatiijiga ee Arrimaha Naafada (2026–2028) ee Dowladda Koonfur Galbeed.